![]() |
![]() |
| HOME ABOUT MCWH CONTACT US |
| Somali | |||||
|
Kow ka dhigida caafimaadka dumarka soo galootiga ah Xarunta Caafimaadka Dadka Dhaqamada kala-duwan ee Dumarka (MCWH) Xarunta Caafimaadka Dumarka ee Dadka Dhaqamada ala-duwan (Multicultural Centre for Women’s Health) waa ururka dumarka soogalootiga ah waxaana ka go’an hagaajinta caafimaadka iyo samaqabka dumarka soogalootiga ah ee Australia jooga. Xarunta waxaa loogu talagalay dumarka soogalootiga ah kuwaas oo ay ku jiraan qaxootiga iyo kuwa magangelyada raadinaya iyo dumarka ka tirsan bulshooyinka wadanka la qabsaday iyo kuwa ku cusub.Macluumaad afkaaga ku qoran Waxaanu afka Soomaaliga ku bixinaa xisooyin waxbarasho oo la siiyo dumarka shaqadooda jooga ama bulshada dhexdeeda – meel kasta oo koox dumar ahi isugu yimaadaan. Barayaashayada caafimaadka waxaa loo tababaray inay ka bixiyaan waxbarasho caafimaad kuwaas oo ah mawduucyo khuseeya caafimaadka dumarka. Waxaanu kaloo haynaa qoraalo badan oo ku saabsan caafimaadka kuna qoran Soomaali. Adeegyada Dumarka soogalootiga ah oo ay bixiyaan dumar soogalooti ah b0 Nagula soo xiriir telefoon ama email:
Waxaan ku hadalnaa afkaaga Haddii aad u baahan tahay mutarjum, fadlan wac Khadka Qaranka ee TIS oo ah 131 450 una sheeg inaad ku hadasho Soomaali. Waxay kuu raadin doonaan mutarjum khadka kugu caawima kuulana xiriira MCWH tel: 03 9418 0999. Waxaanu kuu qabanqaabinaynaa Bare Caafimaadka oo ku hadla af Soomaali si uu kuu soo waco (isla maalintaas). Fadlan xasuuso waxaan joognaa halkaan Isniinta ilaa Jimcaha 10subaxnimo–4ta galabnimo. Qof labada luqadood ku hadla oo jaalliyada bara caafimaadka Somali Bilingual Community Health EducatorMCWH: Suite 207, Level 2, Carringbush Building 34 Cambridge Street Collingwood Victoria 3066 Telefoon: 03 9418 0999 Fakis: 03 9417 7877 Email: programs@mcwh.com.au Websayt: www.mcwh.com.au |
||||
| | Home | About MCWH | Contact Us | Health Promotion Programs & Projects | Library & Resources | News & Events | Professional Training | |
|
©2009 Multicultural Centre for Womens Health
Disclaimer, Privacy Policy, Copyright, Credits, Feedback
|